Wafdi ka socda Kuuriyada Woqooyi oo booqasho taariikhi ah ku jooga Magaalada Seoul (Sawirro)

Wafdi ka socda Kuuriyada waqooyi ayaa ku tegey Kuuriyada koonfureed Socdaal taariikhi ah, si ay u soo booqdaan goobaha dhaqanka ee lagu qaban doono ciyaaraha Olmbikada qaboobaha ee bisha soo socota dhici doona. Waxaa hogaaminaysay Hyon Song-wol, oo ah gabadha madaxda u ah kooxda gabdhaha ee Moranbong, isla markaana aad looga yaqaanno waqooyiga. Kuuriyada waqooyi … Continue reading Wafdi ka socda Kuuriyada Woqooyi oo booqasho taariikhi ah ku jooga Magaalada Seoul (Sawirro)